Ban-Ki-Moon : Ciidamo Nabadsugayaal ah waa in loo diraa Soomaaliya'' Warbixin Dheer oo uu hordhigay Golaha Amaanka ee qaramada Midoobay
Xoghayaha guud ee qaramada Midoobay Ban-ki-moon oo warbixin ugud biyay Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa soo bandhigay warbixin dhinacyo Badan taabanaysa oo ka h...
Ra’iisul Wasaare Nuur Cadde oo Maanta Shir Jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa maanta dib ugu noqday Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho kaddib socdaallo uu ku s...
Mamulka islaamiga ee gobolka Sh/Dhexe oo sheegay in ay sugayaan ammaanka hay'adaha Samafalka ee ka howlgala gobolka.
Hadalkan ka soo abxay maamulka islaamiga ah ee gobolka Shabeellaha dhexe ayaa ka dambeeyey kaddib markii shalay gelinkii dambe ay soo gaareen magaalada Jowhar wefdi ka so...
Maraakiibta mareysa Gacanka Cadmeed oo loogu baaqay inay ilaalo sameystaan & Q/M. oo ka hadashay lacagaha madaxfurashada ah ee ay qaataan Burcadbadeedka
Sarkaalka Taliyaha u ah ciidamada Maraykanka iyo kuwa isbahaysiga ee ku sugan xeebaha Soomaaliya ayaa baaq u jeediyay maraakiibta ganacsiga ee isaga goosheysa Gacanka Cad...
Ban Ki-moon oo maanta Golaha ammaanka hordhigaya warbixin ku saabsan Arrimaha Soomaaliya
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki Moon ayaa maanta lagu wadaa inuu Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay hordhigo warbixin ku saabsan dalka Soomaaliya.Warbi...
Faarax Sendiko oo xalay ku geeriyooday magaalada Qaahira ee dalka Masar
Allaha u naxariistee Faarax Wehliye Caddow (Sendiko), waxa uu xalay saqdii dhexe ku geeriyooday magaalada Qaahira ee dalka Masar halkaasoo laba casho ka hor geeridiisii u...
Maxaa ka imaankara dhaq dhaqaaqyada aan kala sooca lahayn ee ay Al-shabaab ka wado Gudaha Soomaaliya
Waxaan shaki ku jirin in dhaq dhaqaaqyada Jihaad doonka ah ee ay ka wadaan Kooxda al shabaab gudaha dalka soomaaliya ay yihiin kuwa qaar kood aan u cuntamin Culumaa u dii...
Madaxweyne Yuusuf oo Gaaray Khartuum ,Suudaan
Wararka ka imaanaya Magaalada Khartuum ee wadanka Suudaan ayaa sheegaya in uu halkaasi gaaray Madaxweynaha dawlada Federaalka Soomaaliya oo mudoyinkaan ku sugnaa Magaalad...
Khilaafka hoggaanka sare ee dowladda KMG ah oo ay ka soo if-baxayaan caadifad qabiil oo lagu kala taageerayo
Tan iyo markii ay soo if baxeen khilaafka baaxadda weyn ee hareeyey hoggaanka sare ee dowladda KMG ah ee Soomaaliya, gaar ahaan mdaxweyne Cabdullaahi Yuusuf Axmed iyo Ra'...
Dowladda Kenya oo ciidammadeeda millatariga u soo direysa Somalia
Wasaarada Gaashaandhiga ee dalka Kenya ayaa sheegtay in ay dawladda Soomaaliya u baahan tahay ciidammo si daacad ah ula shaqeeya, isla markaasna ay awooddo dawladda Kenya...
BBC Laanta Afka Soomaaliga
World News
Somali News
HornAfrik: Dhacdooyinka Maanta

Breaking News
-
Russia sends more warships to fend off Somali pirates
Moscow - Russia said Thursday it would deploy more warships to battle piracy in the seas off the coast of Somalia, a top navy commander announced. "After the Neustrashimy, Russia will be sending warsh...Thursday, 20 November 2008
-
Ending Somali piracy will require global remedy
Published: November 20 2008 02:00 | Last updated: November 20 2008 02:00From Mr Jude Uzonwanne.Sir, The hijacking of the Saudi-owned supertanker the Sirius Star almost 450 miles off the Kenyan c...Thursday, 20 November 2008
-
Somali pirates seize ninth vessel in 12 days
The battle with pirates operating off the coast of Somalia grew yesterday when raiders seized two more ships but lost one of their own in an uneven firefight with the Indian Navy. The International M...Thursday, 20 November 2008
-
Somali pirates demand $25 million ransom in 10 days
Somali pirates who hijacked the Saudi oil supertanker the Sirius Star are reported to have demanded a ransom of $25million (?17million) for the safe return of the ship and its crew of 25, including tw...Thursday, 20 November 2008











